Mutmar islaami ah ayaa ka bilaaban doona magaalada London ee xarunta dalka Britain waxaana mutamarkan soo qabanqaabiyey Association af Mosques and Islamic Center oo ay ku bahoobeen inta badan Masaajidad ku yaal Uk.
Mutamarkan ayaa bilaaban doona 23ka-24ka july 2011 10-Am-8Pm waxaana ka soo qeyb gali doona culumada kala ah.
1-Sh Maxamed Cabdi Umal
2-Sh Yuusuf Aden
3-Sh Dr Ahmed Xaji C/raxmaan
4-Sh Dr.Bashiir Ahmed Salaad
5-Sh Cabdirashiid Cali Suufi
6-Sh Mustafe Xaji Ismail
7-Sh Bashiir Shiil
8-Sh C/raxmaan Sh Cumar
9-Sh Dr Cabdi Shuuriye
10-Sh Dr.Ahmed Muuse
11-Sh Fahad Slihem
iyo culumo kale

Halgan.net iyo fatxusalaam.tk ayaa u gudbin doonta Mutamarka si maqal iyo muuqaal ah hadii alle inoo sahlo Inshalaaah
Waa mu'tamarkii ugu waynaa ee lagu qabto dalka UK oo ayna iska kaashadeen masaajid badan. Masaajiddaan ayaa qayb ka ah Dalladda Masaajidda UK oo magaceedu yahay AMIC |