Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Soomaali yeed ee kheyrka jecel ee ku nool wadamada Yurub. Waxaa la ogeysiin in uu bilowan doono mutamarkii dalxiisaha ee dhalanyarada mutamarkan waxaa soo Qaban Qaabiyay Jaaliyada soomaaliyeed (masjid Qubaa ) ee Dalka Holland
Mutamarkan mutamarkii dalxiisaha ee dhalanyarada ayaa wuxuu bilaawan Doona insha allaah 4/7/2011 isniin ilaa wuxuu socon Donaa 8/7\2011 jumco
mutamarka dalxiisaha ee dhalanyarad ayaa sanadkan lagu Qaban Donaa wadanka beljimka insha allah
Waxaane kasoo Qeyb gali Doonaa insha allah :-
Sh suldaan gasle xafidullah (Holland)
Sh maxamuud sh aadan (Bringham)
Mutamarkan ayaa dhalanyarad aad ugu faaideysan donaan insha allaah
Muxaadarooyin , duruus aad u fara badan iyo kitaabo , siiro iyo dhiira gelin xaga dhalanyarada in ay dacwada ka shaqeeyaan iyo in ay bartaan culumadooda
Fadlan Qaabka uuna noqo Doono mutamarkan ka eeg videogan
sidoo kale waxaa walaalaaha daafaha dunida joogaan looga bishaareyn in ay si live maqal iyo muqaal live ahaan qadka Enterneedka kula socon karaan fatxusalaam Tv & Halgan TV