waxaa la ogeysiinayaa walaalaha so BooQdo webka fatxusalaam in La bilaaabi Doono mar dhaw
Barnaamij cusub oo aad u balaaran islamarkaane noqon doonaa mid dadka aad ugu faaideysan Doonaan insha allaaaah ...
Barnaamijkaa wuxuu la magac baxay Fataawa Ramadaan

waxana Barnaamijkan noqon Donaa mid culumada somaaliyeed ka Qeyb geli Doonto insha allaah
loogan faa idi Doono su aalo la weydinaayo culumada somaaliyeed gaar ahaan kuwooda waaweyn iyo bulshada dhexdooda caan ku ah
fadlan ma tahay mid haaya su aal ? fadlan si deg deg ah u gudbi su aashaada jawaab deg degne hel insha allah
Maamulaha fatxusalaam
su ashaada ku dir emailkan (fataawa-Ramadaan@hotmail.com)
ama formulierkan ku dir su aashaada
Contact Us