Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Soomaali yeed ee kheyrka jecel ee ku nool wadamada Yurub  

Waxaanu idinku casuumey naa idinkuguna bishaareyneynaa in la qabanayo Mutamarkii 2aad ee uu qaban jiray  masjid alfurqaan leicester (uk)

Mutamarkan oo ah Mutamarkii 2aad ayaa la qabanayaa Maalinta JUmcada   3/06/11 june wuxuuna soconayaa Illaa  5/06/11 june Insha Allaah.

Hoos ka daawo ogeysiiska Shirka

 

 

Culimada ka soo qayb galaysa shirka sanadkan

 

1.  Sh mustafe xaaji ismaaciil (Norway)

 

2.sh cabdirashiid sh cali sufi  (Qatar)


 

3.Sh suldan gasle  (Canada)

 

4.Sh osman ali farah (B'ham)

 

5.sh mohammed al maghribi (London)

 

6.sh siciid mohammed (london)

fadlan kala xiriir faahfaahin:-  01162517342

sidoo kale mutamarka waxaad si live ugu Daawan doontaan maql iyo muqaalinsha allah

www.dawah-tv.n  & www.fatxusalaam.tk  & www.Halgan.net  &  www.alyaqiin.com

by omarfaruuq  

 

This free website was made using Yola.

No HTML skills required. Build your website in minutes.

Go to www.yola.com and sign up today!

Make a free website with Yola