Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Soomaali yeed ee kheyrka jecel ee ku nool wadamada Yurub iyo kuwa Qaaradaha ameerika iyo daafaha dunida oo Ku Hadasha Afka Somaliga Ee Jecel Diinta Ku Farxad Galinaynaa In Ay Culumada Somaliyeed Ee Rabaaniyiinta Raasikhiinta Akaabirta Ah. Qabyo kamid Ah Ku Qaban Doonaan Maalmaha Khamiista Jumcaha Sabtida Iyo Axada Nadwo Cilmiyeed Qolka Somali Islamic network. Hadaba Ha Moogaan Khayrkaas Kana faaidayso Jilib Culustas Qamaamirta Ah Ee Halkaas Iskugu Iman Donta Insha-allah Walakaana Gaarsii Adaalu calal Khayri Kafaacilih Sulaha Waxaad Ku Dirsanaysa @maylada Hoos Yaala Sheekha Aad rabto. Mutamarkan oo ah Mutamarkii 1 ayaa la qabanayaa Maalinta Khamiista 16/02/2012 febrauri wuxuuna soconayaa Illaa Maalinta axada 19/2/2012 july Insha Allaah. Riix Halkan jadwalka nadwada altaqwaa
waxa walaalaha la ogeysiin aadan paltalk isticamaalin live ugu dhageyso
http://www.paltalk.com/g2/group/1412821755/
xanafi- sh xuseen sh cali (sh xanafi) ![]() |
