Fs Fatxusalaam

Boga Hore
Quraan
Muxaadaro
Duruus
Tafsiir
Live TV
Videos
Nala soo xiriir
free maktabad

islamic links

Fs Dugsga sh umal




FsTime prayer/NL

FS shaqeyso Ajar

ma tahay mid Doonaya ajar
waxaa shaki ku jrin in aad
leedahay qof aan ajar dooneyn miyaa jiraaa walaal ma tahay mid doonaya in uu ajr alle agtii ka doonayo fadlan websiteka fatxusalaam sii gaarsii walaalahaaga si ajar lamid ah u hehso sidoo kale ma tahay mid doonaya in uu la shaqeeyo websiteka fatxusalaam
waxaaan ku leenahy hadii aad tahay mid alle dartii in uu u shaqeyoo doonayooow si deg deg ah nala sooo xiriir plz jzk


Fs La xiriir webka

youtube.com/Mrabubakar14

facebook.com/mfatxusalaam

Fatxusalaamtv@gmail.com

Fatxusalaam@hotmail.com

twitter.com/fatxusalaam

fatxusalaam@fatxusalaam.tk

Fs web online now

online all pages
215 Online

Fs shaqeyso ajar
     


  

ogeysiis Muhiim:Live ka Daawo fatxusalaam mutamarka south afrika

capetown:-Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan walaalaha in aan soo gudbin doono haddii alle idmo si live ah mutamarka south afrika ee magaalada capetown maalinta 2aaaad

Mux*1aad*((* Tartan Quraan kariim ardayd Quraanka Qalin jebisay *))* culumada oo dhan insha alalah 8.00 uk

*Mux*2-Fasaadu Daatil Bayn Hiyal Xaaliqah 18.20 uk pm By Sh Mustafa X Ismaaciil Xafidahulaah Kuna Soo Casuum Axabtaadaa jzk bacda tartan insha alalah

 

 

iyo muxaaaadarooyin kale jadwalka dib ka filo jzk khayran

Waxaan kale oo aan u mahad celineynaa walaalaha madaxada ka ah Jamciyada Al-Bayaan oo isku soo duba riday Nadwada ka socota dalka South Afrika. culumada ka qeyb gashay nadwada waxay kala yihiin.

1-Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

2-Sheekh Maxamuud Shible.

3-Sheekh Mustafe Xaaji Ismail.

4-Sheekh Cali Maxamuud Xassan.

5-Sheekh Ahmed Daahir aweys

Foto's for mutamarka/fatxusalaam.com

mu'tamarki 2

mu'tamarki 5

mu'tamarki 7

Live mutamarka southafrika fatxusalaam
 

This free website was made using Yola.

No HTML skills required. Build your website in minutes.

Go to www.yola.com and sign up today!

Make a free website with Yola